Wednesday, November 10, 2010

lycos italy italia

lycos italy italia


Rix sawirka Mandela ama South Africa 2010, halkas kala soco: Jadwalka o dhamestiran, golasha iyo kala horeynta dhibcaha e group kasta >> ATLANTA: ITALIA FORTE E VINCERA .Wa halkudhig ay waligod ku hadaqi jiren Tagerayasha Jilbeysan e Rer Talyani. Waxan u sacabo tumeynay Xulka Qaranka e Talyaniga, waxan si wanagsan ula soconay tarikhdodi Isborti, Waxan mar marka qar dugsiyada nogu sharaxi jiray Macaliminti Talyaniga aheyd o qeyb weyn ka so qatay waxbarida dhalanki Somaliyed, Waxay ku guleysten Kalinta Kowad afar jer 1934,1938,1982 iyo ki ugu dambeyey e 206 , kalinta labad waxay galen 1970 iyo 194 , Kalinta sadexadna sanadku marku aha 194 iyo ugu dambeynti kalinta Afrad sanadku marku aha 1978. Waxay umada Somaliyed Isbortigeda ka so qaten qeyb ad iyo ad u balaran,waxay no dhisen garonka Banadir e Kubada Cagta o marki ay nagu warejiyen la oran jiray STADIO CONI CONI - o u tagan COMITATO OLYMPICO NAZIONALE ITALIANO o an marki dambe an u bixinay CONS o u tagneyd COMITATO OLYMPICO NAZIONALE SOMALO . Waxa kalo asxab badan e ka tirsan Gudiga Jaliyada Atlanta e Talyaniga o anu saxibo nahay waxay kal hore no so diren warqad ay nogu hambalyeynayan Gushi weyneyd o ay garen Koxda Kubada Cagta e 17- jirka ah marki ay ka guleysten koxdi rer Kenya. Waxanu ku suganahay calol xumo, waxan dhexda ka fadhina mel ay ka maqan tahay Farxada, waxan si naxaris leh idinka codsaneyna in ad kor u qadan nafsadeyna murugeysa,hadi anu nahay Tageraysha Koxda Kubada Cagta e Talyaniga waxan no cuntameynin natijadi ka so baxday Talyaniga iyo Paraguay. lycos italy italia
talyaniga Tags: lycos italy italia|Some Articles:lycos italy italia| Original post:lycos italy italia|Technorati tag:lycos italy italia

No comments: